Skip navigation.
Hoyga wadaniyiinta Somaliyeed

April 2008

Daawo: Warbixin laga diyaariyey rafaadka Muqdihso


Madaxdi loo magacaabay Gobolka Hiiraan oo badankood is diiday xilki loo magacaabay

Wararka aan ka helnay Magaalada Baladweyne ayaa waxa ay sheegayaan in xunihii maamulka cusub oo uu maanta R&wasaare Nuurcadde usoo magacaabay ay ku gacansayreen qabashada xilalkaas, aygoo ku tilmaamay inaysan waxaba kala socon magacaabistaas oo ay hada diyaar u ahayn inay qabtaan.

Cabdullahi Yusuf oo saxiixay heshiis ey hore u diideen Barlamaanka Baydhabo fadhiya

Waxaan halkaan idinku soo gubineynaa tarjumaadii qoraalka Madaxweynaha DFKMG ah ku ayiday heshiiska muranka dhaliyey ee DGPL la gashay shirkado shisheeye:

Midowga Afrika oo uu la wareegay hogaan cusub

Midowga Afrika madaxtinimadiisa aya maanta waxaa la wareegay Mr Jean Ping oo u dhashay wadanka Gabon isaga xilkii kala wareegay Alpha Cumar Kunari oo isagu xilkaas haayey muddo 4 Sanno ah. Xaflada kala wareejinta ayaa waxey ka dhacday xarunta Midowga Africa ee Adis Ababa waxaana ka soo qeyb galay madax iyo ambasadoro ka kala socday wadamada Afrika iyo aduunka intiisa kale.

Degmada Qudus iyo Dhagax Dhiig oo mashaariic laga hergeliyey

Dagmada Qudus oo ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose 18 km dhanka galbeed kaga beegan dagmada Tisxiile oo ay ku dhaqan  

Ciidamada midowga maxkamadaha oo howgalo ka fuliyey Gobolka Sh/dhexe

Ciidamada Midowga Maxaakimta Islaamka Somaliyeed ee maalmihii laso dhaafay ku dhaq dhaqaaqa ka waday gobolka Sh/Dhexe ayaa howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Jowhar waxaa ay kusoo qab qabteen tiro kooxo burcad ah oo ka qowleysaneysay wadooyinka soo gala magaaladaasi.

Daawo: Maxkamadaha oo jooga Jowhar


Ciidamadi Etoobiyaanka oo weli degan Siinka Dheer

Ciidamada Itoobiyaanka oo shalay gelinkii hore la wareegay isbaradii Siinka Dheer ee ay maamulka Gobolka Banaadir u yaalay halkaas uga qaada jiray baada Gaadiidka Bl-ka ah iyo kuwa safarka ah ee adeegsada wadadaas ayaa weli halkaa ku sugan.

Nuur Cadde ayaa oo maamul cusub u magacaabay hiiraan

Raisal Wasaaraha Somalia Nurr Cadde ayaa maamulkii uu hor kacayay Gudoomiye Yuusuf Daba Geed ayaa maanta xilkii ka qaaday kadib wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’isul Wasaaraha Somalia lagu sheegay in loo magacaabay maamul cusub gobolka Hiiraan. Kadib wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’isul Wasaaraha Somalia Nuur Cadde ayaa lagu sheegay in maanta wixii ka danbeeya maamulka Gobolka Hiiraan loo Magacaabay Xubno badalaya Maamulkii hore