Cod laga sii daayey radiyaha Alshabaab ee Kismaayo oo la sheegay inuu yahay Col. Goobaale

Waxaa laga sii daayey codkan raadiyo Andulusiya ee magaalada kismaayo codkan lagu sheegay inuu warbixin bixinayey Col Jimcaale Goobaale sidii looga la wareegay meelo dhowr ah oo ey joogeen ciidamada dowladda gacan saarka la leh.

Lama yaqaan waxa ka run ah iyo waxa ka been ah maadaama ey ka soo horjeedaan dowladda KMG ah waxeyna sidoo kale hadda ka hor soo daayeen war la mid ah oo ey iskula hadlayeen madax ka tirsan dowlada oo looga hadlayey dagaaalkii lagu qaaday qoslaaye oo ahaa ninkii dagaalku ka bilowday.


Custom Search