Gawaari dagaal oo uu lahaan jiray goobaanle oo ka baxay dagaalka (daawo sawirada)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ciidamo iyo gawaari dagaal oo lahaa Goobaanle oo horey u daganaa Istaadium Muqdisho ayaa isaga baxay dagaalka
iyagoo sida la sheegay ku biiray kuwa xisbul Islaam ee ka amar qaata Sh. Xassan daahir Aways iyagoo aan ku soo aragnay goobo lagu hayo
Baabuur ka kooban hal jiib iyo baabuur weyn oo qorey ku rakiban yahay iyo Cabdi bile ayaa haatan eysan saarneyn wax ciidamo ah lamana oga
sababta keentay iney ka baxaan dagaalka walow la sheegayo in xisbul islaamku xiriir la sameeyey.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Custom Search