Hambalyada iyo tahniyadda farxadda leh ee dhalashada Cabdisamad Cumar Aadan Iidle hoos kala soco

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hooyo Faadumo Xaashi Abshir iyo Aabe Aaden Iidle Jilacoow

Abaayo Nasro Aadan Iidle iyo Seygeeda Cabdi Maxamed Warsame iyo Carruurtooda 

Abaayo Fartuun Aadan Iidle iyo Seygeeda Cumar Mahdi Muudeey iyo Caruurtooda

Abaayo Sameey Aadan Iidle iyo  Seygeeda Muxudiin Axmed Cadaawe iyo Caruurtooda

Abaayo Safiyo Aden Iiidle iyo Seygeeda Cabdi Muuse Macalin  iyo Carruurtooda

Abaayo Shukri Aadan Iidle Seygeeda Cabdikariin Cali iyo Carruurtooda

Abaayo Aniso Aadan Iidle iyo Seygeeda iyo Wilkooda yar (Muniir Yare)

Aboowe Abuukar Aadan Iidle iyo Afadiisa Faadumo Maxamed Cilmi

Aboowe Sakariye Aadan Iidle iyo Afadiisa Nor Harges iyo Wiilkooda

 

Aabe Boote Dhuxuloow Dhiblaawe

Hooyo Xaawo Jimcaale Maxamuud

Idiris Boote Dhuxuloow

Jamiilo Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda C/Salaan Cabdulle

Farxiyo Boote Dhiblaawe Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Cabdullaahi Maxamuud Jimcaale (Abkoow)

Fartuun Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Maxamuud Maxamd (Koobe)

Boosteeyo Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Cabdullaahi (Ceynte)

Luula Boote Dhxuloow Dhiblaawe (Luula Degan) & Gacaliyaheeda C/rizaq Axmed Jimcaale (Jocle)

Xasan Boote Dhiblaawe Dhuxuloow (Xasan Yare)

Cali Boote Dhuxuloow Dhiblaawe

Waxay halkan Tahniyad Dhalasho oo aad iyo aad u qiima badan uga soo gudbinayaan Aabe Cumar Aadan Iidle iyo Hooyo Muuna Bootaan  oo wiil ugu dhashay magaalada Helsinki, caasimada Finland 31/7/2011, wiilkaas oo loo bixiyay Cabdisamad Cumar Aadan Iidle.

Markale dhamaan Waalidka iyo walaaha Cumar Aadan Iidle iyo Muuna Bootaan waxay Abdisamad ugu duceenayaan in uu noqdo kii loo aayo oo dadkiisa, diintiisa, dalkiisa iyo waalidkiisaba anfaca.

Daadihiyayaasha Warsidaha www.halganka.net waxay iyaguna dhankooda soo barbaar oo noqo kii la tamadiyo leeyihiin Abdisamad Yare. Aaammiinnn, aammmiin.  

 

 

 

 

 

 

 

 

  Sawirka hoose waa Aabe Cumar Aadan Iidle iyo Hooyo Muuna Bootaan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

halgankanet@gmail.com


Custom Search