Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, waa Arooskii Sakariya Aadan Iidle iyo Nur Harges oo ka dhacay Espoo, Finland

Hooyo Faadumo Xaashi Abshir iyo Aabe Aaden Iidle Jilacoow

Abaayo Nasro Aadan Iidle, Seygeeda iyo Caruurteeda 

Abaayo Fartuun Aadan Iidle, Seygeeda iyo Caruurteeda

Abaayo Sameey Aadan Iidle, Seygeeda iyo Caruurteeda

Abaayo Safiyo Aden Iiidle, Seygeeda iyo Carruurteeda

Abaayo Shukri Aadan Iidle, Seygeeda iyo carruurteeda

Aboowe Cumar Aadan Iidle

Aboowe Abuukar Aadan Iidle

Abaayo Aniso Aadan Iidle

Iyo Dhamaan Reer Xaashi Abshir iyo Reer Iidle Jilocoow:

Waxay Habalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan Arooska Sakariya Aadan Iidle iyo Aroosada Nur Harges oo Xafladooda aroosku ka dhacday Rug Xafladeed lagu magacaabo HONKAMAJA  oo ku taal duleedka magaalada Espoo ee dalka Finland taariikhdu markii ay aheyd 7/11/2009.

Bahada Warsidaha www.halganka.net ayaa iyaguna dhankooda hawada u marinaya Hambalyo iyo Duco arooska iyo aroosada Sakariya Aadan Iidle iyo Nur Harges.

Reerkii lagu nastee, lagu nagaadeen

Wadajiree nabadgala, wadajiree nabadgala Allahayoow idinka yeel!

Wiil iyo Caano, Gabar iyo Caano, Guur Kheyr leh iyo Guri nagaado

Aaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiinnnn!!!!!! aamiin

 

 

 

 

 

hagankanet@gmail.com

Abdi Musse


Custom Search