TACSI TIIRAANYO LEH OO LO DIRAYO ALLAHA U NAXARIISTEE QOYSKII UU KA GEERIYOODAY NABADDOON MARXUUM XEYLE CABDI BARIISE
Submitted by editor on Tue, 11/18/2008 - 21:41
Anagoo kala ah dadkan ay magacyahoodu hoos ku tixan yihiin oo kala joogna Dalalka Yurub, Mareykanka, Afrika iyo wwliba Aasiya waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direeynaa Qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha U Naxriistee Marxuum Xeyle Cabdi Bariise oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska.
- Xaaji Aadan Iidle Jilocoow
- Xaajiyo Faadumo Xaashi Abshir
- Dhamaan Reer Aadan Iidle Jilocoow
- Dr. Xasan Cabdulle Cusmaan (SKY)
- Jeneraal Cabdullaahi Maxamuud Samatar (BLACK)
- Eng. Xasan Axmed Maalin Gedef
- Cabdi Muuse Macalin
- Nabadoon Cali Cabdi (Cali Dhangaag)
- Qadiijo Cumar Xeyle
- Cumar Mahdi Muudeey
- Muxudiin Axmed Cadaawe (Boqor)
- Nabadoon Cabdi Macalin Maxamuud Jiisoow
- Cabdikariim Cali Cismaan (Qoslaaye)
Dhamaan dadkan waxay Tacsi tiiraanyo leh mar labaad u dirayaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Xeyle Cabdi Bariise, oo xalay ku geeriyooday dalka Ingiriiska, waxaana Eebe Looga Baryayaa in uu Janadiisi Fardowsa aheyd ka waraabiyo, eheladii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan ka siiyo. aamiin aamiiin aaaamiiinn!





































