Tacsi Tiraanyo leh oo dirayo dhammaan reer cawaale dawdawle
Anaga oo ah ehliyada iyo qaraabada ilaahay haw naxariistee marxuunka
Shaaciye cawaale( dawdawle) ee kala jooga dalka gudihiisa iyo wadamada yurub iyo waqooyiga amerika waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan ehliyadii iyo qaraabadii uu ka dhintay marxuunka iyo marwadiisa dahabo axmed nuur iyo caruurtii ilma shaaciye cawaale iyo dhamaan cawaale dawdawle iyo reer bare dawdawle iyo cali dawdawle kaga tegay aduunka waxaana leenaahay Inaa lillaah waa inaa ilaahayhi raajicuun ilaahaay haw naxariisto janada ka waraabiyo marxuumka marwadiisa iyo caruurtii uu ka tegay iyo dhamaan ehliyadiisana samir iyo iimaan ka siiyo .aaamiin aamiin
Axmed maxamed weheliye (axmed cade)
Cabdiraxiin hilowle culusow (galayr)
Farxiyo maxamed cabdi(celiye)
Hani maxamed cabdi (celiye)
Dahabo cali shire
Faadumo cawaale ( dawdawle)
Xaliimo cawaaale (dawdawle)
Xabiibo cawaale (dawdawle)
Cabdulaahi cawaale (dawdawle)
Saynab cawaale ( dawdawle)
Cumar cawaale ( dawdawle)
Calisalaad cawaale ( dawdawle)
Ijaabo maxed cawaale ( dawdawle)
Shaafici maxed cawaale (dawdawle)
Abshir cali raage
Mulki axmed taako
Aabe xabad waasuge
Hooyo madiino cumar faarax
Haaruun muxyadiin madaxey
Aamina xabad waasuge
Cali maxamed calasaw (calicuud)
Foos xabad waasuge
Wiish xabad waasuge
Cali xabad waasuge
Xoriyo xabad waasuge
Cismaan xabad waasuge
Xasan xabad waasuge
Xaawa xabad waasuge
Safiya xabad waasuge
Ismaaciil maxamed jimcaale
Axmednuur cabdulaahi gabayre
Siciid xasan axmed taako
Cabdiqaadir xuseen injir(diideeye)
Cabdi salad maxud cosoble
Caruus xuseen xalane
Cabdiqaadir maxed jimcaale(qooreey)
Cumar cabdi doogsade
Mustaf cali nuur maxed(kaahiye)
Iyo dhamaan reer axmed yare
Iyo dhamaan reer axmed taako
Iyo dhamaan reer hilowle galayr
Iyo dhamaan reer cali shire
W/Q Cabdiraxiin Hilowle galayr
Abdirihiin1@hotmail.com







































Comments
Nice work
Interesting article i like to read you as i am regular reader of your site and love to come here because you are pointing some important issues to solve and world community must consider them at first priority. Here i would like to add some information on web hosting reviews services along with the cheap packages of low cost web site hosting services which are reliable and easy to use now i see that many people are going to use some affordable packages of shared web hosting services which are best to use at home or office at affordable price. Nice job you are doing i will return to read you more.