Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo Reer Xaaji Cali Abaar oo Eedadood Marxuumad Faadumo Cumar Iidow ay ku geeriyootay dalka Sweden
Inaa Lilaahi Wa Innaa Ileeyhi Raajicuun,
Anagoo kala ah:
- Reer Aadan Iidle Jilacoow
- Hooyo Qadiijo Cumar iyo Aabe Cali Cabdi
- Cabdi Muuse Macalin
- Xasan Axmed Maalin
- Muse Macalin Maxamuud Jiisoow
- Cabdi Macalin Maxamuud Jiisoow
- Dr.Hassan Abdulle Osman
C/rashid Osman Dheere
Ahmed Osman Dheere
Cusman Aboti Fidow
Ramdan Cumar Mahadale
Ismacil Cumar Mahadale
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Reer Xaaji Cali Cumar Iidoow oo Eedadood Marxuumad Faadumo Cumar Iidoow ay ku geeriyootay dalka Sweden taariikhdu markii aheyd 22/12/2008.
Mar labaad waxaan leenahay Ilaaheey Janadii Fardowsa aheyd haka waraabiyo Marxuumad Faadumo Cumar Iidoow.
aamiin aamiin aamiin
Custom Search







































Comments
Tacsi tiiraanyo leh
Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo Reer Cumar Iidow oo walaashood Marxuumad Faadumo Cumar Iidow ay ku geeriyootay dalka Sweden.
Inaa Lilaahi Wa Innaa Ileeyhi Raajicuun,
waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh ugadiraynaa dhammaan reer cumar iidow,waxaana uga tacsiyeyheynaa geeridii naxdintalahayd ee ku timid walaashood marxuumad Faadumo cumar Iidow.
waxaana tacsida diraya:
1.Dr.Hassan Abdulle Osman
2. C/rashid Osman Dheere
3.Ahmed Osman Dheere
4.Cusman Aboti Fidow
5.Ramdan Cumar Mahadale
6.Ismacil Cumar Mahadale
waxaan ILAHAY uga baryeynaa in janadii fardowsa ka waraabiyo,samar iyo iimaana ka siiyo dhamaan eheladay katagtay.
Really pain full
That was really bad new and May GOD rest in peace to every one after death. Here i would like to add some information on asp net hosting services along with the cheap packages of free hosting services which are reliable and easy to use now i see that many people are going to use some affordable packages of cheap domain hosting services which are best to use at home or office at affordable price.