The Holy Quran, Sura Al-Fatiha - الفاتحة

Ayahsort icon
download
1
بِسْمِ اللهِ الرَّحْمنِ الرَّحِيمِ
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista
download
2
الْحَمْدُ للّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ
Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka);
download
3
الرَّحْمـنِ الرَّحِيمِ
Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
download
4
مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ
Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada)
download
5
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ
adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow)
download
6
اهدِنَــــا الصِّرَاطَ المُستَقِيمَ
ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa)
download
7
صِرَاطَ الَّذِينَ أَنعَمتَ عَلَيهِمْ غَيرِ المَغضُوبِ عَلَيهِمْ وَلاَ الضَّالِّينَ
Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna
Custom Search